Wararka iyo sheekooyin ka socda qaaradda Afrika oo dhan.
Mar kale soo noqo wararka ugu dambeeyay.
Cinwaannada Itoobiya iyo Geeska Afrika ee ka yimid hay'adaha wararka kale
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo qoraal kooban soo saaray ayaa si la yaableh uga fal-celiyay khudbaddiisa uu caawa jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay…
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda dalka, guulaha laga gaaray amniga, horumarinta hannaanka dimuqraadiyeynta, hirgelinta doorashooyinka qof iyo…
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada laba baaritaan oo laga qaaday muwaadin Soomaaliyeed oo karantiil loo geliyay xiriir uu la yeeshay qof qabay cudurka Ebola, kuwaas dhammaantood noqday (Negative), taas oo ka dhigan…
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Gaashaanle Sare Maxamed Cabdiqaadir oo loo yaqaan “Shariif” u magacaabay Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliyeed, iyadoo xilkaas laga qaaday Sarreeye Guuo Cabdiwahaab Cabdullahi Cumar oo muddo dheer soo…
Wafdi sare oo ka socda dalka Türkiye, oo uu hoggaaminayo Fatih Dulkan, oo ah guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Hawada Sare ee Türkiye, ayaa soo gaaray Soomaaliya xilli iskaashiga labada dal uu ku sii fidayo dhinacyada hawada sare, tiknoolajiyadda iyo warshadaha.
Puntland President Said Abdullahi Deni has criticised Somalia’s political situation, accusing the federal government of undermining previous political agreements and calling for a national conference to address disputes over elections and constitutional changes.
A senior Turkish delegation led by Fatih Dulkan, vice-president of the Turkish Space Agency, has arrived in Somalia as cooperation between the two countries expands into space, technology and industry.
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa digniin ka bixiyay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu diiday doorasho heshiis lagu yahay, isla markaana uu carqaladeynayo wada-hadallada doorashooyinka. Deni…
Qaar kamid ah culimaa’udiinka reer Puntland ayaa si adag uga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya, khilaafyada…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad…