Wararka ganacsiga, falanqaynta suuqa iyo aragti dhaqaale.
Mar kale soo noqo wararka ugu dambeeyay.
Cinwaannada Itoobiya iyo Geeska Afrika ee ka yimid hay'adaha wararka kale
Shirkadaha korontada ee Beco, Muqdisho Power iyo Blue Sky ayaa waxaa ay kordhiyeen qiimaha korontada ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkii kiilowaat-saac lagu daray shan senti oo doollar ah. Tallaabadan ayaa la sheegay inay la xiriirto saameynta dhaqaale ee ka dhalatay dagaalka ka socda Bariga…
Bahir Dar (Caasimada Online) – Itoobiya ayaa ka digtay in dhaqdhaqaaqyada militari ee ku sii kordhaya Badda Cas, loollanka quwadaha shisheeye iyo weerarrada maraakiibta ganacsiga ay halis ku yihiin xasilloonida gobolka iyo ganacsiga caalamka. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka…
Iran waxaa saaran cunaqabatayn ballaaran, waxayna ku tiirsan tahay qalab dibadda laga keeno si ay u soo saarto diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Dukumentiyada cunaqabataynta Maraykanka ayaa sharraxaya in shirkado iyo ganacsato dilaaliin ah ay ku lug leeyihiin keenista qalabka Iran u baahan tahay.
Africa's richest man nearly walked away from $327 million Kenya pipeline deal Billionaires.Africa
Elon Musk said in an X post that SpaceX has closed $40 billion in debt financing to purchase GPUs.
The economic is positive now but come January things could become trickier for the Labour government
Somalia highlights climate finance, debt sustainability and private investment after IMF-World Bank Meetings Tech Review Africa
سعر الذهب اليوم في السودان وعيار 21 الآن ببداية تعاملات الإثنين 26 أكتوبر 2026 شبكة تواصل الإخبارية
The world's pension systems are confronting a demographic crisis as longer lifespans and dwindling birth rates threaten to stretch retirement finances.
Sudan and Qatari firm agree on livestock investment pact to boost economy Sudan Tribune