Nolosha, caafimaadka iyo noloshii casriga ah ee Itoobiya.
Mar kale soo noqo wararka ugu dambeeyay.
Cinwaannada Itoobiya iyo Geeska Afrika ee ka yimid hay'adaha wararka kale
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada laba baaritaan oo laga qaaday muwaadin Soomaaliyeed oo karantiil loo geliyay xiriir uu la yeeshay qof qabay cudurka Ebola, kuwaas dhammaantood noqday (Negative), taas oo ka dhigan…
Tan iyo markii sannad-dugsiyeedka cusub oo bilaabmay 1-dii Oktoobar 2026, mas'uuliyiinta Burkina Faso ayaa bilaabay hannaan ay ku doonayaan inay taariikhda lagu dhigo nidaamkooda waxbarasho kaga "saaraan raadadka gumeysiga".
Iyadoo bulshada Yuhuudda ah ee aadka ugu dheggan diinta ay sii weynaanayso, ayaa waxaa sidoo kale sii kordhaya doodda ku saabsan kharashka ku baxaya kaalmada dhaqaale ee la siiyo si ay u gutaan waxbarashada diinta. Waxaa lagu qiyaasaa in dowladdu ay siiso lacag dhan qiyaastii 35 bilyan oo shekel…
Waxay soo jiidanaysaa dad cusub iyadoo ka hadasha mowduucyo kala duwan, laga bilaabo dharka iyo cuntada ilaa shukaansiga iyo arrimaha guriga. Xaaladaha qaarkood, caannimada ay ka heleen baraha bulshada ayaa xitaa haweenkan u horseedaysa inay helaan ujeeddo cusub oo nololeed.
Haddii aynu rumaysanno sheegashooyinka laga sameeyay faa'iidooyinka caanaha aan la warshadayn —waa caanaha aan la kululayn ama la karkarin — waxay u muuqataa inay yihiin xalka wax walba; laga soo bilaabo xoojinta hab-difaaca jirka iyo ka hortagga xasaasiyadda caanaha, ilaa hagaajinta dheefshiidka.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dabaq dhowr iyo toban biyaano ka kooban oo shalay ku dumay xaafadda Eastleigh… Sii akhri
Kumannaan bukaanno Soomaaliyeed ah ayaa sannad kasta u safra dalal shisheeye iyagoo raadinaya daaweyn takhasus ah oo aan dalkooda laga heli karin, ay adag tahay in la helo ama loo arko mid aan la isku hallayn karin, sida lagu sheegay cilmi-baarista.
The suspension provides a window for the two sides to engage in talks aimed at resolving the dispute and restoring stability in public health facilities.
Kenya announces second Ebola death The Armidale Express
Kenya announces second Ebola death Camden Haven Courier