Everything other news organizations report on Ethiopia and its neighbours, plus the top headlines from the rest of the world. Each story opens on the original publisher's site.
Show all languagesHeadlines and short excerpts link to their original publishers. AddisGazette does not produce or edit this external content.
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in uu kasoo horjeedo tallaabo kasta oo khatar gelin karta xasilloonida Itoobiya Hiiraan Online
#Daily_Brief: #Ethiopia, #Somaliland discuss defense cooperation Addis Standard
#Daily_Brief: #Somalia says it remains neutral as #Ethiopia-#Eritrea tensions escalate Addis Standard
Abiy Ahmed Calls Sea Access an Existential Issue for Ethiopia's 130 Million People - Somali News today Live FTL Somalia
Thousands Flee Deadly Ethiopia Clashes as Moyale Violence Spills Into Kenya Garowe Online
Daily_Brief: #Egypt, #Eritrea, #Sudan, #Somalia agree to coordinate security operations if #Ethiopia conflict spills across borders Addis Standard
#Daily_Brief: #Somalia says #Ethiopia can use its ports, but must negotiate with #Mogadishu Addis Standard
#Daily_Brief: #Somalia sets presidential election for May amid deepening political divisions Addis Standard
Somalia Between Ethiopia, Egypt and Eritrea Hiiraan Online
Daily_Brief: #Somaliland welcomes what it describes as Trump’s acknowledgement of its sovereignty Addis Standard
Ethiopia-style guerrilla insurgencies could emerge in Somalia: official Somali Guardian
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia could face the emergence of Ethiopia-style guerrilla factions in several regions as political rivalries deepen and competing power centres reportedly seek military backing, former Somali intelligence chief Abdirahman Turyare warned on Friday. Turyare, who…
Why Is the U.S. Ambassador to Ethiopia Undermining Trump? Middle East Forum
#Daily_Brief: #Somaliland pledges support for Ethiopia’s quest for sea access Addis Standard
News: #Ethiopia reportedly plans troop withdrawal from #Somalia as fighting intensifies at home Addis Standard
Addis Ababa and Asmara Trade War Accusations as Moscow Prepares to Host Talks FTL Somalia
https://www.horndiplomat.com/feed/ By: Kadir Moustapha BAHIR DAR, Ethiopia, Oct. 24 (Horndiplomat) — The Tana Forum’s Special Envoys’ Dialogue opened in Ethiopia’s Bahir Dar city on Friday, bringing together senior African and international diplomats to discuss growing security threats in the Red…
Daily_Brief: #UAE carries out first reported drone strike against Al-Shabaab in #Somalia in nearly a year Addis Standard
#Daily_Brief: Somaliland president accuses #Türkiye, #Egypt of lobbying against recognition Addis Standard
Ethiopia plans to withdraw more than 3,000 troops from Somalia amid fighting at home Hiiraan Online
https://www.horndiplomat.com/feed/ By: Kadir Moustapha GONDAR, Ethiopia, Oct. 23 (Horndiplomat) — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed on Friday inaugurated the Megech Irrigation Dam Project in Gondar, a major infrastructure development aimed at expanding agricultural production, improving water…
[Addis Standard] Addis Abeba -- Somalia needs a foreign policy that gives its people a better chance of living in peace. President Hassan Sheikh Mohamud should place cooperation with Ethiopia at the center of that effort while protecting Somalia's sovereignty and maintaining its wider…
https://www.horndiplomat.com/feed/ By: Kadir Moustapha ADDIS ABABA, Ethiopia, Oct. 22, 2026 (Horndiplomat) — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed visited the Ethiopian Nuclear Energy Commission to review progress in developing the country’s nuclear energy programme, highlighting the role of…
Perhaps “the long-awaited war” is the most fitting name for what is now unfolding in northern Ethiopia. This war is the practical culmination of a media, psychological and diplomatic campaign waged among Ethiopia’s rival factions, and between the Ethiopian and Eritrean governments, ever since the…
News: #Saudi_Arabia, #Qatar, #Türkiye, #UK and #US discuss Somalia’s security, territorial integrity Addis Standard
Jabhadda Tigray oo sheegtay inay dishay in ka badan 1,500 askari oo Itoobiyaan ah Garowe Online
Tigray rebels claim to have killed over 1,500 Ethiopian soldiers as PM Abiy Ahmed warns Eritrea Garowe Online
Somaliland president backs Ethiopia amid rising Horn of Africa tensions Hiiraan Online
[Addis Standard] Addis Abeba -- For more than three decades, international aid has been an indispensable lifeline for Somalia. It has helped prevent humanitarian collapse, funded essential health and education services, and sustained civil-society organizations through cycles of conflict, drought,…
[Addis Standard] Addis Abeba -- Ethiopia has warned that recognizing Somaliland could undermine regional counterterrorism efforts and strengthen Al-Shabaab, while Somaliland officials have rejected the security concerns, arguing that recognition would instead enhance regional stability and advance…
MOGADISHU (SD)— Somali parliamentary Speaker Abdulkadir Mohamed Nur has questioned the role of Ethiopian troops serving in Somalia’s peacekeeping and security operations after forces loyal to former South West State President Abdiasis […]
Somalia Has No Objections to Ethiopia Securing Sea Access ebc.et
Ethiopia Warns Over Somaliland Recognition | Ghana’s Economic Rise, Egypt & France Protests YouTube
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia’s federal government is furious with Ethiopia for refusing to intervene in the conflict in South West State, where Mogadishu lost five strategic towns in a week to the forces of former state leader Abdiasis Laftagaren. Mogadishu asked the commanders of…
Tan iyo markii sannad-dugsiyeedka cusub oo bilaabmay 1-dii Oktoobar 2026, mas'uuliyiinta Burkina Faso ayaa bilaabay hannaan ay ku doonayaan inay taariikhda lagu dhigo nidaamkooda waxbarasho kaga "saaraan raadadka gumeysiga".
Iyadoo bulshada Yuhuudda ah ee aadka ugu dheggan diinta ay sii weynaanayso, ayaa waxaa sidoo kale sii kordhaya doodda ku saabsan kharashka ku baxaya kaalmada dhaqaale ee la siiyo si ay u gutaan waxbarashada diinta. Waxaa lagu qiyaasaa in dowladdu ay siiso lacag dhan qiyaastii 35 bilyan oo shekel…
Moyale (Caasimada Online) – Dad dhowr ah ayaa ku dhintay dagaal maalmihii u dambeeyay magaalada Moyale ku dhex marayay ciidamada dowlad-deegaannada Soomaalida iyo Oromia ee dalka Itoobiya, sida ay ilo wareedyo Sabtidii u sheegeen wakaaladda wararka AFP. Dagaalka, oo salka ku haya muranno dhuleed,…
Bahir Dar (Caasimada Online) – Itoobiya ayaa ka digtay in dhaqdhaqaaqyada militari ee ku sii kordhaya Badda Cas, loollanka quwadaha shisheeye iyo weerarrada maraakiibta ganacsiga ay halis ku yihiin xasilloonida gobolka iyo ganacsiga caalamka. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka…
Waxay soo jiidanaysaa dad cusub iyadoo ka hadasha mowduucyo kala duwan, laga bilaabo dharka iyo cuntada ilaa shukaansiga iyo arrimaha guriga. Xaaladaha qaarkood, caannimada ay ka heleen baraha bulshada ayaa xitaa haweenkan u horseedaysa inay helaan ujeeddo cusub oo nololeed.
Qoraal sirdoon oo dhawaan loo diray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio ayaa sheegaya, sida laga soo xigtay qiimeynta hay'adaha sirdoonka ee dalka, "Iiraan waxay si weyn u kordhisay dadaalkeeda ay ku beegsaneyso diblomaasiyiinta iyo mas'uuliyiinta Mareykanka ee Bariga Dhexe iyo…
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Itoobiya, Redwan Xuseen, ayaa sheegay in arrimaha amniga Badda Cas…
Addis Ababa (PP Report) — When Abiy Ahmed, the Prime Minister of Ethiopia, introduced his ruling philosophy, known in Amharic… Sii akhri
Iran waxaa saaran cunaqabatayn ballaaran, waxayna ku tiirsan tahay qalab dibadda laga keeno si ay u soo saarto diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Dukumentiyada cunaqabataynta Maraykanka ayaa sharraxaya in shirkado iyo ganacsato dilaaliin ah ay ku lug leeyihiin keenista qalabka Iran u baahan tahay.
Masar waxay hore uga qayb-gashay dagaalkii Yemen xilligii uu xilka hayay madaxweynihii geeriyooday Jamaal Cabdulnaasir, balse nooca faragelintaas iyo ujeeddooyinkeedu waxaa laga yaabaa inay isbeddeleen muddo tobanaan sano gudahood ah.
Ugu yaraan sagaal qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen isku dhacyo u dhexeeya bulshooyinka Oromada iyo Soomaalida ee magaalada Moyale ee ku taalla xadka deegaanka Soomaalida Itoobiya ka wadaago Kenya, halka kumannaan qofna ay ka barakaceen guryahooda, iyaga oo ka gudbay xadka Kenya, sida ay ku…
Magaalada Mooyaale oo ku taalla xadka Itoobiya iyo Kenya ayaa maalintii saddexaad waxaa ka socda dagaal culus oo u dhexeeya… Sii akhri
Wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Kipchumba Murkomen ayaa sheegay in 67 qof oo dhismaha ka shaqeynayay markii uu dumay ay badqabaan balse waxaa la sheegay in qof ka mid ah shaqaalaha uu dhawacmay kaddibna loo qaaday isbitaalka.
Haddii aynu rumaysanno sheegashooyinka laga sameeyay faa'iidooyinka caanaha aan la warshadayn —waa caanaha aan la kululayn ama la karkarin — waxay u muuqataa inay yihiin xalka wax walba; laga soo bilaabo xoojinta hab-difaaca jirka iyo ka hortagga xasaasiyadda caanaha, ilaa hagaajinta dheefshiidka.
Weli waxaa socda howlgallada lagu baadi-goobayo dadka la rumeysanyahay in ay ku hoos jiraan dhismaha maanta ku dumay xaafadda Islii
Kumannaan bukaanno Soomaaliyeed ah ayaa sannad kasta u safra dalal shisheeye iyagoo raadinaya daaweyn takhasus ah oo aan dalkooda laga heli karin, ay adag tahay in la helo ama loo arko mid aan la isku hallayn karin, sida lagu sheegay cilmi-baarista.
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Muuqaallo la isla dhex marayay baraha bulshada ayaa muujinaya xilliga guriga uu soo dumayay, kaasoo la sheegay in qeybta hoose ay ka furnaayeen dukaamo.
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa si weyn ugu tiirsan badeecadaha dibadda laga soo dejiyo, halka wax-soo-saarka gudaha iyo warshadeynta badeecadaha dalka ay weli kooban yihiin.
Mas’uuliyiinta magaalada Mooyaale ayaa BBC-da u sheegay in gabar lagu dilay iska horimaad dhowaan ka dhacay magaalada oo ku taalla gobolka Koonfurta Oromiya, ee dalka Itoobiya, kaas oo la xiriiray muran xudduudeed u dhexeeya ciidamada ammaanka ee dhinacyada Oromiya iyo Soomaalida. Waxay intaas ku…
Toddobo bilood ka dib dilkii hoggaamiyihii hore ee diinta ee Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei, weli lama shaacin dardaarankiisii siyaasadeed, arrintaas oo sii kordhisay su'aalaha iyo doodaha ka taagan gudaha iyo dibaddaba.
Ku dhawaad toban qarni ka dib waqtigii uu noolaa Sheekh Cabdulqaadir Jiilaani, Dariiqada Qaadiriyada ayaa weli ah mid ka mid ah dugsiyada fikirka ee ugu waaweyn dunida Islaamka.
Xog ururintan oo laga sameeyey Hargeysa iyo Boorama ayaa tilmaantay in sanadba sanadka ka dambeeya ay sare u kacaysay tirada dadka xanuunka laga helayo
Sababo amni dartood ayaa xukuumadda Finland, Golaha Deegaanka magaalada Edinburgh iyo BBC-da waxay ka dhigeen bogaggooda kuwo aan la geli karin, halka hay'adda amniga internetka ee Holland ay damisay boggeeda internetka.
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Trump ayaa baajiyay wareysi maxkamadeed oo loo qorsheeyay 16-kii Oktoobar, isaga oo sabab uga dhigay "arrimo muhiim u ah qaranka", xilli uu olole ka waday gobolka Georgia.