Cinwaannadii ugu dambeeyay ee ku saabsan Itoobiya iyo Geeska Afrika oo ka yimid hay'adaha wararka kale. War kasta wuxuu ku furmayaa bogga daabacaha asalka ah.
Tus dhammaan luqadahaCinwaannada iyo qaybaha gaagaaban waxay ku xiran yihiin daabacayaashooda asalka ah. AddisGazette ma diyaariso mana tifaftirto waxyaabahan dibadda ah.
Maamulka Jubbaland ayaa maanta maamulka Gobolka Liibaan ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ku wareejiyay nin lagu eedeeyay inuu dilal ka geystay deegaankaas, kaas oo muddo baxsad ahaa. Sida lagu sheegay war ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Al-Qaadi, ninkan ayaa laga soo…
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ururka Midowga Afrika ayaa haatan qorsheynaya inuu ciidamo cusub u soo diro gudaha Soomaaliya, kuwaas oo la gayn doono deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ciidamada cusub oo ka mid noqon doono howlgalka AUSSOM ayaa lagu…
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Britain, Shabana Mahmood, ayaa Isniintii baarlamaanka dalkeeda u soo bandhigtay faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan isbeddelo la soo jeediyay oo ku aadan shuruucda socdaalka ee dalkaas.
Mooyaale (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo mar kale dib uga qarxay gudaha magaalada Mooyaale oo dhacda xadka u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Kenya, kaas oo u dhexeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Dagaalka oo socday saacado badan ayaa soo…
Doorashooyinka dhexe waxay qaabayn doonaan Koongareeska sannadaha ugu dambeeya ee muddada xilkiisa madaxweynenimo, ayay qortay Sarah Smith, balse waxay sidoo kale yihiin tijaabo lagu eegayo sida ay siyaasaddu noqon karto isaga oo aan goobta joogin.
Shaqadii ay qabteen intii ay ku guda jireen hawlgalladooda kala duwan, waxay ku soo bandhigeen daahfurro iyo caqabado, waxayna gacan ka geysteen fahamka bulshooyinka iyo xaqiiqooyinka qaaradda.
Labadii sano ee lasoo dhaafay, Soomaaliya waxay wajahday laba dhacdo oo diblomaasiyadeed oo si weyn u taabtay madax-bannaanideeda iyo midnimadeeda dhuleed, kuwaas oo kala ahaa heshiiskii is-afgaradka ahaa ee Itoobiya iyo Somaliland ee Janaayo 2024 iyo aqoonsigii ay Israa’iil siisay Somaliland…
Muqdisho (Caasimada Online) – Sheekh Cali Wajiis, oo ka mid ah la-taliyeyaasha madaxweynaha Soomaaliya, ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka, dowlad-goboleedyada iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya inay u gurmadaan Soomaalida ku nool Mooyaale, isaga oo dowladda Itoobiya ku eedeeyey…
Sida ay sheegeen booliiska deegaanka iyo ehellada qoyska, xaaska Qaasim Cali ayaa 22-kii Oktoobar cuntay cunto ay ayadu samaysay, waxayna sidoo kale siisay ninkeeda iyo saddexdeeda wiil, intaas ka dibna raggu waxay aadeen beeraha si ay u soo shaqeeyaan.
Cadan (Caasimada Online) – Xuutiyiinta Yemen ee xulafada la ah Iiraan ayaa 80 kiilomitir u soo jirsaday magaalada Cadan, sida ay wakaaladda wararka Reuters u sheegeen afar ilo-wareed oo milatari. Cadan waa caasimadda ku-meel-gaarka ah iyo saldhigga ugu weyn ee dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan…
Xiisad ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dib markii saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka deegaanka ee Jimcihii qabsaday xarumaha maamulka gobolka ay ku amreen xubanaha Hirshabeelle ka jooga inay gobolka ugu baxaan muddo 24 saacadood ah.
Ukraine iyo Ruushka labaduba waxay sheegeen in barnaamijyada digniinta hawada la jabsaday habeenkii Axadda ka dib markii farriimo been abuur ah oo digniin ah oo ku saabsan weeraro, oo ay ku jiraan nukliyeerka, loo diray dadka isticmaala.
Baydhaba (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal maanta ka dhacay duleedka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda, kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay aagga…
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyay in xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada iyo mas'uuliyiin kale oo sarsare oo dowladda ka tirsan ay tababar ciidan ku qaadanayaan Hurso.
Doorashooyinku waxay dhacaan labadii sanaba mar, marka ay ku soo beegmaan bartamaha muddada xilka madaxweynaha oo ah afar sano, waxaa loo yaqaannaa "doorashooyinka dhexe".
Wada-xaajo siyaasadeed ayaa ka socda Israa'iil, kuwaas oo looga gol leeyahay in lagu soo dhiso dowladda cusub, kaddib doorasho uu midkoodna labada garab siyaasadeed ee waaweyn ku guulaysan aqlabiyadda kuraasta baarlamaanka ee looga baahan yahay dhismaha xukuumadda.
Tehran waxay ka digtay in dagaal kasta oo cusub oo lala galo Mareykanka uu ka dheeraan karo kii hore oo "uusan lahaan doonin xayiraad juqraafiyeed," ka dib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku hanjabay inuu bartilmaameedsan doono goobo cusub oo ku yaal Iiraan.
Dimuqraadiyiinta ku jira Kongareeska Mareykanka ayaa horey u qorsheynayay sidii ay awoodooda u isticmaali lahaayeen haddii ay ku guuleystaan aqlabiyadda Aqalka Wakiillada ama Aqalka Senate-ka doorashooyinka dhexe.
In ka badan 16 bilood kaddib dagaalka, madaxii hore ee Mossad, David Barnea, ayaa hadda sheegay in hay'adda lafteedu ay si ula kac ah u baahisay muuqaalladaas.
Iyadoo ay ka harsan tahay dhowr maalmood oo keliya doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka, dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu joojinayo weerarro cusub oo militari ah oo ka dhan ah Iiraan ayaa sii xoogeystay.
Duuliye dagaal oo khibrad leh, isla markaana tababare ah, oo BBC-da wareysi siiyey, ayaa si faahfaahsan uga hadlay diyaaradaha dagaalka ee muddada dheer hadalhayntoodu socotay.
Dagaallada iyo rabshadaha ka dhacay magaalada Mooyaale ee xuduudda Itoobiya iyo Kenya ayaa sababay barakac ballaaran, iyadoo ku dhowaad 50,000 oo qof ay ka qaxeen guryahoodii, una tallaabeen dhinaca dalka Kenya si ay uga badbaadaan colaadda. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadka barakacay ay…
Maxkamad maxalli ah oo ku taal Gandhinagar, gobolka Gujarat ee dalka Hindiya, ayaa saddex qof oo Muslimiin ah ku xukuntay xabsi daa'in, ka dib markii lagu helay dambi la xiriira qalidda lo'da.
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Arbacadii sheegay in dalkiisu helay 12-kii diyaaradood ee ugu horreeyey ee dagaalka Su-35 oo Ruushku sameeyey, kuwaas oo la keenay sanad ka hor waqtigii lagu heshiiyey. Abiy ayaa sidoo kale sheegay in Itoobiya ay bilaha…
Sacuudiga ayaa cambaareeyay weerarrada kooxda, isagoo sheegay in tirada weerarrada lagu qaaday garoonka ay lix gaartay maalmo gudahood.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhowaad 50,000 oo qof ay u qaxeen dhanka xuduudda Kenya, kaddib dagaallo rabshado wata oo toddobaadkii hore ka dhacay Mooyaale.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud has said his country will not take sides in disputes between Ethiopia and Eritrea, stressing that Mogadishu maintains relations with both governments.
Ethiopia is reportedly preparing to withdraw more than 3,000 troops from neighbouring Somalia as renewed fighting inside Ethiopia puts pressure on the government to redirect military resources towards conflicts at home.
Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa ku qiyaasay in ilaa 5,000 oo Itoobiyaan ah ay isugu soo baxeen garoonka diyaaradaha Boorama, oo ay sugayaan mas'uuliyiinta inay go'aamiyaan waxa xiga ee dhici doona.
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Beeniyaamiin Netanyaahu, ayaa xisbiyada Carabta ee ka qaybgalaya doorashada Israa’iil ku eedeeyay in codadka laga xaday sababo la xiriira faragelin ay sameeyeen quwado shisheeye.
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa doonayn inay ku lug yeelato khilaafaadka u dhexeeya Itoobiya iyo Eritrea, maadaama xiriir wanaagsan la leedahay labada dal, sida uu shaaciyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha ayaa arrintan ku caddeeyay wareysi uu siiyay…
Addis Ababa (Caasimada Online) – Shir goboleed looga hadlayay amniga badda oo socday muddo afar maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis Ababa, kaasi oo ay iska kaashadeen Ciidanka Badda Itoobiya iyo Midowga Yurub. Shirka waxaa ka qayb-galay saraakiil ciidan oo ka kala socday dalalka…
Warar laga helayo magaalada Mooyaale ee ku taalla xadka dowlad-deegaanka Soomaalida iyo Oromia ee Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus uu saaka dib uga qarxay magaalada, iyadoo la maqlayo rasaas iyo qaraxyo ka dhacaya qaybo ka mid ah deegaanka. Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in xaaladda…
Iyadoo ay weli socdaan dagaallada dhimashada sababay ee u dhexeeya bulshooyinka Oromada iyo Soomaalida ee ku nool agagaarka magaalada Mooyaale ee koonfurta Itoobiya, ayaa waxaa baraha bulshada ka socda loollan kale oo la xiriira wararka iyo eedeymaha ay dhinacyadu isku jeedinayaan.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa yiri "dhibaato kasta oo soo dhex gasha Itoobiya iyo Eritrea waxaa lagu xallin doonaa niyad wanaag" iyo "heshiis dheellitiraya danaha labada dhinac."
Ciidanka Badda Itoobiya oo kaashanaya Midowga Yurub ayaa maanta soo gabagabeeyay shir goboleed ku saabsan amniga badda oo muddo afar… Sii akhri
Baraha bulshada ayaa labada dhinacba lagu faafinayaa muuqaallo iyo qoraallo sii hurinaya xiisadaha.
Mas'uuliyiinta shirkadda doontaasi u rarnayd ayaa xusay in hadda doontu ay quustay, balse la badbaadiyey badmaaxayaashii la socday, walow labo ka mid ah ay weerarka ku dhaawacmeen.
Ciidamada Badda Itoobiya ayaa soo gabagabeeyay kulan heer gobol ah oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga badda, badbaadinta dadka ku dhibaatooba badda iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada ka hawlgala marin-biyoodka muhiimka ah ee Geeska Afrika iyo Bariga Dhexe. Kulanka oo ka dhacay magaalada…
Ciidamada Badda Itoobiya ayaa soo gabagabeeyay kulan heer gobol ah oo diiradda lagu saarayay xoojinta amniga…
Fiidnimadii Isniinta, koox hubaysan ayaa rasaas ku furtay wadaadka wax yar ka dib markii uu gurigiisa ka soo baxay si uu u tago goobta uu ka jeediyo duruusta diinta.
Muddo dheer ayay mushkilad ka taagnayd in qofka la caddeeyo dhalashadiisa, iyadoo marka hore aan la hayn xogta muwaadinka oo dhamaystiran, hayeeshee wali waxa socda diyaarinta iyo hirgalinta shuruucda iyo hab raacyda lagu xoojinayo nidaamka aqoonsiga qofka.
Qaar ka mid ah ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa la filayaa inay toddobaadka soo socda ka baxaan afar goobood oo muhiim ah, sida ay sheegayaan xogta la soo gudbiyay. Tallaabadan ayaa qayb ka ah qorshaha dhimista ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya,…
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay heshay qalabkan casriga ah xilli ay sii kordhayaan xiisadaha gudaha iyo kuwa u dhexeeya iyada iyo Eritrea.
Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in ciyaartani ay astaan u noqon doonto furitaanka garoon cusub kaas oo qayb ka ah diyaar garowga Kenya ay ugu jirto martigelinta Koobka Qaramada Afrika (AFCON) ee 2027
Sida ay sheegayaan mas'uuliyiinta Iiraan, barnaamijyadan ujeedkoodu waa in ardayda tababar difaac la siiyo iyo in lagu barbaariyo fikirka kacaanka. Balse dhaliilayaashu waxay qabaan in tallaabooyinkani ay dugsiyada ku dhex faafinayaan dhaqdhaqaaqyo militari.
Moscow (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Arbacadii sheegay in dalkiisu uu Ruushka ka helay diyaaradaha dagaalka ee Su-35, isla markaana uu heli doono nidaamka difaaca cirka ee S-400, xilli ay dagaallo cusub ka socdaan gobolka Tigray, xiisadna ay kala dhexeyso dalka…
Addis Ababa (Caasimada Online) – Itoobiya ayaa Ruushka kala wareegtay 12 diyaaradood dagaal oo nooca casriga ah ee Su-35, kuwaas oo qeyb ka noqonaya dadaallada dowladda Addis Ababa ay ku xoojinayso awooddeeda milatari. Diyaaradahan ayaa la keenay hal sano ka hor waqtigii markii hore loo…
Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Itoobiya iyo Masar ayaa sii xoogeysatay, iyadoo khilaafka labada dal uu ku fiday arrimo la xiriira biyaha Webiga Niil, amniga Badda Cas, saameynta siyaasadeed ee Geeska Afrika iyo xiriirka ay la leeyihiin dalalka gobolka. Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka ay…
Itoobiya ayaa kala wareegtay Ruushka 12 diyaaradood dagaal oo ah nooca casriga ah ee Su-35, sida uu shaaciyay Ra’iisul Wasaare Abiy… Sii akhri
Warar la xiriira dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa sheegaya in Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu magaalada Beledweyne ka dalbaday ku dhowaad 50 dhallinyaro ah oo isugu jira darawallo iyo farsamayaqaanno, kuwaas oo la sheegay inay u gudbeen dhinaca Itoobiya si ay halkaas uga soo kaxeeyaan gaadiid…
Muuqaal ahaan, wuxuu xoogaa u eg yahay Geran-5, oo ah nooca ugu dambeeya ee diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee jet-ka ah ee Ruushka, balse wuxuu ku duulaa xawaare aad uga gaabiya.
Iyadoo tirinta codadka doorashada guud ee Israa'iil ay weli socoto, waxaa muuqata in Ra'iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu natiijo ka wanaagsan ka helay sidii la filayay.
"Waxa ugu weynaa ee aan la kulmay wuxuu ahaa harraad; waxay ahayd markii iigu horreysay, askarta qaarkood waxay cabbeen kaadidooda, halka kuwo kalena ay u dhinteen harraad".
Ra'yi ururin la sameeyay ayaa muujisay in isbahaysiga xisbigiisa Likud ee xulufada la leh xisbiyada Yuhuudda ee midigta fog iyo kuwa xagjirka ah ay ku guuldareysan karaan inay helaan aqlabiyadda baarlamaanka.
Trump ayaa yiri: “Wada-hadallada Iran haatan si wanaagsan ayay u socdaan, balse dhibaatada ugu weyn ayaa ah in aanay ahayn kuwo la aamini karo. Waxay galaan heshiisyo, kaddibna si fudud ayay uga baxaan ballanqaadyadooda!”
Finfinnee, Onkoloolessa 24, 2019 (FMC) – Seenaa irraa barachuun injifannoo fi milkaa’ina qofa osoo hin taane, kufaatii, gantummaa fi qormaata gurguddaa irraa barachuus dabalata. Taateewwan tokko tokko seenaa keessatti guyyaa injifannoo ta’anii galmaa’u; kanneen biroon garuu madaa hin dagatamne…
Egypt, Sudan Renew Call for Binding GERD Framework Oz Arab Media
Egypt, Sudan Renew Call for Binding GERD Framework Oz Arab Media
إعلان حالة التأهب القصوى.. وهجومان بمسيرات على ولاية كسلا.. شكوى سودانية ضد إثيوبيا أمام مجلس الأمن والاتحاد الإفريقى بوابة الأهرام