Cinwaannadii ugu dambeeyay ee ku saabsan Itoobiya iyo Geeska Afrika oo ka yimid hay'adaha wararka kale. War kasta wuxuu ku furmayaa bogga daabacaha asalka ah.
Tus dhammaan luqadahaCinwaannada iyo qaybaha gaagaaban waxay ku xiran yihiin daabacayaashooda asalka ah. AddisGazette ma diyaariso mana tifaftirto waxyaabahan dibadda ah.
Wuxuu had iyo jeer taageerayaashiisa ugu yeeri jiray 'qoyskiisa weyn' wuxuuna ilaalin jiray dhaqanka ah inuu la kulmo Axad kasta in ka badan afartan sano.
Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii sheegay in dalkiisu uu dhammaadka sanadkan joojin doono kaalmada milatari ee uu sannad kasta siiyo Israel, balse uu sii wadi doono iibka hubka iyo xiriirka difaaca ee labada dal. Trump ayaa sheegay in isaga iyo…
Dhuusamareeb (Casimada Online) – Wafdi u hordhac u ah madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug oo lagu wado in Khamiista soo socota lagu caleemo saaro hoggaamiyaha cusub ee maamulka, Liibaan Axmed Xasan iyo ku xigeenkiisa…
Hargeysa (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u diiday tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaadeen Israa’iil iyo Somaliland, kadib markii safiirka ay soo magacowday xukuumadda Tel Aviv uu maalin kahor warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro,…
Garowe (PP Editorial) The political predicament in Puntland, exemplified by its isolation from state-building initiatives in Somalia, could be reversed… Sii akhri
Miisaaniyadda Dowladda Puntland ayaa saddexdii sano ee u dambeeyay muujisay hoos u dhac weyn, iyadoo lacagtii maamulka loo qorsheeyay sannadka 2027 ay aad uga yar tahay miisaaniyaddii la ansixiyay sannadka 2025. Xogta miisaaniyadeed ayaa muujinaysa in Puntland sannadkii 2025 ay lahayd miisaaniyad…
Ka bixitaanka ciidamada Uganda ee Soomaaliya ayaa dhaliyey su’aalo ka baxsan dhaqaale-yaraanta howlgalka AUSSOM. Eedeymo sheegaya in Imaaraadka Carabta uu maalgelin ku dhiirrigeliyey Uganda inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya ayaa soo bandhigaya loollan juqraafiyeed oo la xiriira amniga dalka,…
Dowladda Uganda ayaa xirtay Peter Elwelu, oo hore u soo noqday taliye ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda, isla markaana ahaa la-taliyaha madaxweynaha dalkaas, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa falal lagu doonayay in lagu khalkhalgeliyo amniga iyo xasilloonida dalka. Afhayeenka…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro ayaa markii ugu horreeyay ka hadlay taliska qaybta 26-aad ee ciidanka xoogga dalka oo… Sii akhri
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in galabta uu halkaas ku geeriyooday mid kamid ah ilaalada taliyaha booliska gobolka Banaadir, Macalin Mahdi xilli ay waxyeelo u geysatay diyaarada uu saarna…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bishan Nofeembar kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayo mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), cunaqabateynta Al-Shabaab iyo caqabadaha dhaqaale ee saameynaya hawlgalka. Warbixin uu 2-dii Nofeembar…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro, ayaa si kulul uga hadlay dhawaaqa dowlada soomaaliya ee ah in ciidamo ka tirsan kuwa soomaaliya ay fariisin ka dhiganayaan deegaano ka mid ah gobolka sool oo haatan ah maamulka waqooyi bari. “Waxaan maqlaynaa in xukuumadda muqdisho oo maanta…
Maamulka Jubbaland ayaa maanta maamulka Gobolka Liibaan ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ku wareejiyay nin lagu eedeeyay inuu dilal ka geystay deegaankaas, kaas oo muddo baxsad ahaa. Sida lagu sheegay war ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Al-Qaadi, ninkan ayaa laga soo…
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ururka Midowga Afrika ayaa haatan qorsheynaya inuu ciidamo cusub u soo diro gudaha Soomaaliya, kuwaas oo la gayn doono deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ciidamada cusub oo ka mid noqon doono howlgalka AUSSOM ayaa lagu…
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Britain, Shabana Mahmood, ayaa Isniintii baarlamaanka dalkeeda u soo bandhigtay faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan isbeddelo la soo jeediyay oo ku aadan shuruucda socdaalka ee dalkaas.
Maamullada Puntland & Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay dhawaan go’aanno wadajir ah ka soosaraan xaaladda-siyaasadeed…
Mooyaale (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo mar kale dib uga qarxay gudaha magaalada Mooyaale oo dhacda xadka u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Kenya, kaas oo u dhexeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Dagaalka oo socday saacado badan ayaa soo…
Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaaladda amni ay is beddeshay, kaddib markii ciidamo ka tirsan Macawiisleyda la sheegay inay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka bilaabeen gudaha magaalada, halka ciidamo taabacsan maamulka Hirshabelle ay difaac ka galeen…
Garoowe (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Puntland ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulka ee sanadka 2027, taas oo gaareysa $308,213,973, iyadoo marka la barbar dhigo miisaaniyaddii sanadkan 2026 ay hoos u dhacday in ka badan $7.5 milyan. Shirka lagu ansixiyay miisaaniyadda ayaa ka dhacay…
Tobaneeyo dukaan oo cunto lagu iibiyo oo ku yaalla toddobo waddan oo Yurub ah ayaa lala beegsaday weerarro dhanka internet-ka ah.
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shaaciyey tirakoob muujinaya in sannadkan guud ahaan Somaliland laga diiwaangeliyey 82 kiis oo dil ah, 254 kiis oo kufsi ah iyo 23 dhacdo oo la xiriira carruur la tuuray. Xogta Booliska ayaa muujinaysa in 82-ka kiis ee dilalka ah, 78 qof oo looga shakisan yahay…
Qaahira (Caasimada Online) – Socdaalka safiirka Israa’iil ee magaalada Hargeysa iyo tallaabooyinka diblomaasiyadeed ee ay Israa’iil u qaaday dhanka Somaliland ayaa dhaliyay dhaleeceyn xooggan, iyadoo Jaamacadda Carabta ay si kulul uga hortimid tallaabooyinkaas, kuna tilmaantay faragelin ka dhan ah…
Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta qabtay fadhigii 8-aad ee kalfadhiga 59-aad, kaas oo diiradda lagu…
Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa xilka hayay muddo ku dhow shan bilood, xilli deegaano ka tirsan maamulkaasi ay ka socdaan dagaallo u dhexeeya ciidamo kala taageersan hoggaanka cusub iyo madaxweynihii hore ee maamulka, Cabdicasiis Xasan Maxamed…
Dhallinyaro Soomaali ah oo u safartay dalka Liibiya, iyagoo doonayay inay halkaas uga sii gudbaan qaaradda Yurub, ayaa la sheegay inay qaarkood ku dhinteen xeebaha dalkaas, halka qaar kalena la soo badbaadiyay kaddib markii ay rogmatay doon ay la socdeen. Wararka laga helayo dhacdadan ayaa…
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay madax-dhaqameed ka yimid gobollada Waqooyi ee Somaliland, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho. Madax-dhaqameedka kulanka la yeeshay…
Ciidamada Uganda ee qaybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka baxeen deegaannada Baraawe iyo Shalanbood ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ciidamadeeda u daabulayso goobahaas si ay ula wareegaan mas’uuliyadda amniga.…
Ciidamada cirka Mareykanka ayaa duqeymo milatari ka fuliyay Jasiiradda Qeshm ee dalka Iiraan, oo ku taalla…
Doorashooyinka dhexe waxay qaabayn doonaan Koongareeska sannadaha ugu dambeeya ee muddada xilkiisa madaxweynenimo, ayay qortay Sarah Smith, balse waxay sidoo kale yihiin tijaabo lagu eegayo sida ay siyaasaddu noqon karto isaga oo aan goobta joogin.
Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Puntland ayaa shaacisay in muddo 45 maalmood ah la…
Jabuuti (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa heshiis is-afgarad la saxiixday dhiggiisa dalka Jabuuti, Dileita Mohamed Dileita, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka labada baarlamaan iyo iskaashiga labada dal.…
Soomaaliya ayaa mar kale noqotay meel ay ku kulmaan dano siyaasadeed, amni iyo dhaqaale oo ay leeyihiin dalal shisheeye, kaddib markii uu soo shaac baxay khilaafka u dhexeeya Uganda iyo Turkiga, kaas oo la xiriira iskaashigooda milatari iyo saameynta ay ku leeyihiin Soomaaliya. Labada dal waxay…
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa soo bandhigay shan qodob oo uu ku tilmaamay kuwa saldhig u noqon kara badbaadinta iyo dib-u-dhiska Jamhuuriyadda Saddexaad, xilli dalka ay ka taagan yihiin khilaafaad siyaasadeed iyo caqabado…
Laga bilaabo dhammaadka xagaaga 2026, Ruushka ayaa bilaabaya inuu u adeegsado gantaalka riddada dheer ee Filin si uu u weeraro Ukraine; waa gantaal yar oo laga yaabo inuu yahay mid raqiis ah, balse leh awood cajiib ah marka loo eego sifooyinka lagu sheegay. Waa khatar ku wajahan Ukraine iyo dalal…
Shaqadii ay qabteen intii ay ku guda jireen hawlgalladooda kala duwan, waxay ku soo bandhigeen daahfurro iyo caqabado, waxayna gacan ka geysteen fahamka bulshooyinka iyo xaqiiqooyinka qaaradda.
Golaha Wasiirada Puntland ayaa ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2027, taas oo dhan $308,213,973 (Saddex Boqol iyo Sideed Milyan, Labo… Sii akhri
Soomaaliya ayaa wajahaysa xaalad siyaasadeed iyo amni oo cakiran, iyadoo ay is-biirsadeen khilaafaadka dowladda federaalka iyo mucaaradka, muranka dastuurka iyo doorashooyinka, musuqmaasuqa, kalsooni-darrada shacabka iyo khatarta sii socota ee kooxda Al-Shabaab. Caqabadahan ayaa kusoo beegmaya…
Labadii sano ee lasoo dhaafay, Soomaaliya waxay wajahday laba dhacdo oo diblomaasiyadeed oo si weyn u taabtay madax-bannaanideeda iyo midnimadeeda dhuleed, kuwaas oo kala ahaa heshiiskii is-afgaradka ahaa ee Itoobiya iyo Somaliland ee Janaayo 2024 iyo aqoonsigii ay Israa’iil siisay Somaliland…
Golaha Wasiirrada Dowladda Puntland ayaa caawa ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2027-ka, taas oo dhan $308,213,973…
Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa mar kale dhaliilay nidaamka federaalka ee Soomaaliya iyo qaababka siyaasadeed ee uu sheegay inay sii xoojin karaan kala-qaybsanaanta bulshada, isla markaana fursad siin karaan qabqableyaasha dagaalka iyo kooxaha dano gaar ah leh inay saameyn ku yeeshaan…
Waxaa weli taagan su’aalo ku saabsan halka ay ku dambeeyeen xildhibaannadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ee doorashadooda iyo sharciyaddeeda ay dooddu ka taagnayd, iyadoo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho uu sii wado magacaabista guddoomiyeyaasha degmooyinka caasimadda.…
Qaahira (Caasimada Online) – Jaamacadda Carabta ayaa Isniintii cambaareysay tallaabada uu safiirka Israel waraaqihiisa aqoonsiga ugu gudbiyey maamulka Somaliland iyo dhagax-dhigga dhismaha safaarad la sheegay in ay Israel ka sameysaneyso magaalada Hargeysa. Xoghayaha guud ee ururka, Nabil Fahmy,…
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Tiro kamid ah dalalka qaaradda Yurub ayaa la kulmay weerar dhanka Internet-ka ah oo lagu beegsaday…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed iyo mustaqbalka dowladnimada Soomaaliya, isagoo sheegay in badbaadinta Jamhuuriyadda Saddexaad ay ku xiran tahay shan tiir oo muhiim ah. Shirdoon ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa X ku…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa furay shir wadatashi ah oo Guddiga Gaarka…
Muqdisho (Caasimada Online) – Sheekh Cali Wajiis, oo ka mid ah la-taliyeyaasha madaxweynaha Soomaaliya, ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka, dowlad-goboleedyada iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya inay u gurmadaan Soomaalida ku nool Mooyaale, isaga oo dowladda Itoobiya ku eedeeyey…
Sida ay sheegeen booliiska deegaanka iyo ehellada qoyska, xaaska Qaasim Cali ayaa 22-kii Oktoobar cuntay cunto ay ayadu samaysay, waxayna sidoo kale siisay ninkeeda iyo saddexdeeda wiil, intaas ka dibna raggu waxay aadeen beeraha si ay u soo shaqeeyaan.
Cadan (Caasimada Online) – Xuutiyiinta Yemen ee xulafada la ah Iiraan ayaa 80 kiilomitir u soo jirsaday magaalada Cadan, sida ay wakaaladda wararka Reuters u sheegeen afar ilo-wareed oo milatari. Cadan waa caasimadda ku-meel-gaarka ah iyo saldhigga ugu weyn ee dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan…
Dowladda Hindiya ayaa shaacisay in ay furatay markabka kalluumeysiga Azini oo maalmo ka hor ay koox Burcad-badeed ah ku qabsadeen… Sii akhri
Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safar muddo qaatay oo uu ku joogay dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta. Waxyaabaha indhaha soo jiitay ee lagu arkay soo dhaweyntiisa ayaa ahaa laba…
Dowladda Hindiya ayaa sheegtay inay howlgal ciidan oo isugu jiray bad iyo cir ku soo furatay…
Howlgalkii 35-ka sano socday ee nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee gobolka Galbeedka Saxaraha ayaa la soo afjarayaa, kaddib markii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ku guuldarreystay inuu cusbooneysiiyo muddada loo igmaday, sida uu Axaddii sheegay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Shirar kala duwan oo caawa magaalada Muqdisho uga socday Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu go’aamiyay in Madasha Samatabixinta ay ka hadasho qorshaha Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan shirka uu ku casuumay garabyada mucaaradka. Madasha Samatabixinta ayaa soo dhoweysay in wada-hadal dhex…
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan xerada Lamagalay, ayaa maanta lagu soo bandhigay ciidamo isku dhaf ah oo ka kooban maleeshiyaadka deegaanka ee loo yaqaano Macawisleyda, kuwaas oo loogu magac daray “Dulmi-diid”. Ciidamadan oo wata hub noocyo kala duwan leh ayaa la…
Muqdisho (Caasimada Online) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay sii waddo taageerada ay siiso Soomaaliya xilli dalka uu wajahayo caqabado siyaasadeed, amni, bani’aadannimo iyo horumarineed kadib soo afjaridda hawlgalkii siyaasadeed ee…
Xiisad ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dib markii saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka deegaanka ee Jimcihii qabsaday xarumaha maamulka gobolka ay ku amreen xubanaha Hirshabeelle ka jooga inay gobolka ugu baxaan muddo 24 saacadood ah.
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la mamnuucay in gudaha magaalada ay hub ku dhex qaataan ciidamo aan ka tirsanayn kuwa sida gaarka ah u qaabilsan sugidda amniga xarunta dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo lagu wado in lagu…
Madaxweynaha Jubaland oo muddo safar ugu maqnaa dalka badadiisa, gaar ahaan dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta ayaa maanta dib ugu… Sii akhri