Cinwaannadii ugu dambeeyay ee ku saabsan Itoobiya iyo Geeska Afrika oo ka yimid hay'adaha wararka kale. War kasta wuxuu ku furmayaa bogga daabacaha asalka ah.
Tus dhammaan luqadahaCinwaannada iyo qaybaha gaagaaban waxay ku xiran yihiin daabacayaashooda asalka ah. AddisGazette ma diyaariso mana tifaftirto waxyaabahan dibadda ah.
Miisaaniyadda Dowladda Puntland ayaa saddexdii sano ee u dambeeyay muujisay hoos u dhac weyn, iyadoo lacagtii maamulka loo qorsheeyay sannadka 2027 ay aad uga yar tahay miisaaniyaddii la ansixiyay sannadka 2025. Xogta miisaaniyadeed ayaa muujinaysa in Puntland sannadkii 2025 ay lahayd miisaaniyad…
Garoowe (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Puntland ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulka ee sanadka 2027, taas oo gaareysa $308,213,973, iyadoo marka la barbar dhigo miisaaniyaddii sanadkan 2026 ay hoos u dhacday in ka badan $7.5 milyan. Shirka lagu ansixiyay miisaaniyadda ayaa ka dhacay…
Golaha Wasiirada Puntland ayaa ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2027, taas oo dhan $308,213,973 (Saddex Boqol iyo Sideed Milyan, Labo… Sii akhri
Golaha Wasiirrada Dowladda Puntland ayaa caawa ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2027-ka, taas oo dhan $308,213,973…
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cumar Macallin, ayaa maanta oo Isniin ah booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hortimid qiimo-kordhin ay sameeyeen shirkadaha bixiya adeegga korontada, iyadoo shacabka lagu wargeliyey inaysan bixin wax ka badan $0.59 halkii kilowatt-saac, oo ah qiimaha rasmiga ah ee ay xukuumaddu hore u dejisay. Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in Ciidanka Booliska…
Khilaaf u dhexeeya Ciidamada Taraafikada iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso…
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay naqshadda Baasaboorka cusub ee Soomaaliya, maadaama ay xubin rasmi ah ka noqotay Dalladda Bulshada Bariga Afrika EAC oo ay ku midaysan yihiin dalal badan oo dhaca Afrika. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo soo…
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, ee xilgaarsiinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa walaac xooggan ka muujiyey lacagaha faraha badan ee laga qaado gaadiidka mooska ka soo qaada gobollada koonfureed, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo badeecadahooda u soo qaada…
Kadib markii Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige ka hadlay qorshaha soo saarista lacagta cusub ee dalka, iyadoo la qaadanayo nidaamka… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday diyaarinta qorshaha iyo naqshadda dhismaha waddo dhererkeedu yahay 110 KM, taas…
Mustaqbalka dhaqaalaha Soomaaliya ayaa wajahaya caqabado waaweyn, iyadoo hoos u dhaca deeqaha dibadda, kororka kharashaadka dowladda iyo baahida loo qabo maalgelin cusub ay sare u qaadeen cadaadiska saaran miisaaniyadda dalka. Bangiga Adduunka ayaa warbixin cusub ku sheegay in Soomaaliya ay u…
Lacagaha loo yaqaan cryptocurrency waa hanti dijitaal ah oo aan lahayn qaab muuqaal ah sida lacagta caddaanka ah ama qadaadiicda
Sarrifka ugu weyn dunida ee lacagaha loo yaqaan cryptocurrency-ga ayaa hakiyay lacag-dhigista iyo lacag-bixinta, iyadoo tuugada lagu xiriirinayo burcad internet oo ka tirsan Kuuriyada Waqooyi.
The US Coast Guard has introduced additional security requirements for vessels arriving at US ports after calling at Somalia, saying Somali ports do not maintain effective anti-terrorism measures.
Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya ku dartay liiska dalalka ay dekedahooda uu kajiro walaaca la xiriira tallaabooyinka…
Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa shuruudo amni oo dheeraad ah ku soo rogtay maraakiibta ganacsiga ee soo marta dekedaha Soomaaliya ka hor inta aysan gelin biyaha Mareykanka, kaddib markii ay sheegtay in tallaabooyinka dekedahaas ee looga hortago argagixisada aysan ahayn…
Muqdisho (Caasimada Online) – Dooni ganacsi oo lagu magacaabo SKY Quba, isla markaana u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku gubatay marinka istaraatiijiga ah ee Hormuz kadib markii uu haleelay walax loo maleeyo gantaal, sida ay sheegtay hay’adda UKMTO ee la socota amniga isu-socodka ganacsiga…
Ku dhowaad kun shaqaale oo ka tirsan xafiisyada Qaramada Midoobay ee UNSOS iyo UNTMIS, kuwaas oo ka howlgala Muqdisho iyo deegaano kale oo Soomaaliya ah, ayaa la sheegay inaysan weli helin mushaharkii bishan Oktoobar 2026, xilli howlgalka siyaasadeed ee UNTMIS uu ku dhow yahay dhammaadka muddadii…
Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga mid noqotay 33 dal oo Afrikaan ah kuwaasi oo ku…
Dooni ganacsi ayaa ku gubatay marinka Hormuz, kaddib markii uu haleelay gantaal ama walax aan la aqoonsan, sida ay sheegtay… Sii akhri
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka, Injineer Cabdulqaadir Aadan Maxamed oo wareysi siiyay warbaahinta dowladda ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay dib u dhaca ku yimid hawsha qodista shidaalka laga soo saarayo xeebaha dalka oo kol hore la bilaabay, iyadoo…
Suuqa daawada ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa saaka guud ahaan albaabada loo laabay, kaddib markii ganacsatada ka hawlgasha suuqa ay cabasho ka muujiyeen tallaabooyin ay sheegeen inay waddo Hay’adda Tayadhowrka Soomaaliya. Ganacsatada ayaa sheegay in xiritaanka suuqa uu la xiriiro khilaaf…
SomBank Adds Global Pay to Kulmiye Internet Banking Platform Dawan Africa
Le président de la Chambre du peuple somalienne découvre le terminal de Doraleh 'Agence Djiboutienne d'Information
Banadiria Coffee Wins Exporter of the Year at the EAC Awards 2026 Dawan Africa
First Somali Takaful Insurance Named Company of the Year at EAC Awards 2026 Dawan Africa
Speaker of the House of the People Visits Key Ports and Free Zone in Djibouti Somali National News Agency
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia and Turkey have discussed expanding cooperation in the oil and gas sector as the country seeks to attract investment and advance exploration of its largely…
Young women's economic empowerment: What BLOOM dialogues in Tanzania and Somaliland are teaching us World Vision Canada
Petroleum Minister Meets Turkish Ambassador to Discuss Energy Cooperation Somali National News Agency
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia is tightening oversight of agricultural chemicals used in food production, warning traders and farmers that substances used to accelerate banana ripening must meet national safety…
Somalia Participates in International Solar Alliance General Assembly in New Delhi Somali National News Agency
Somalia Produces Just 5% of Estimated Annual Fishery Capacity Hiiraan Online
GOOBJOOG NEWS | NEW DELHI: Somalia is looking to expand its renewable energy sector through international partnerships and investment, as governments across Africa seek alternatives to costly and unreliable electricity…
Adaptation Fund approves nearly US$35 million for UNDP to support community-led climate resilience in Kenya, Ethiopia, Somalia and Rwanda fundsforNGOs News
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Somalia is producing only a fraction of the fish its waters could yield, leaving a potentially multibillion-dollar industry largely untapped despite years of efforts to develop…
NEW YORK — The United States plans to suspend South Africa and Rwanda from duty-free trade benefits under the African Growth and Opportunity Act (AGOA), with the suspensions taking effect…
What Washington’s Somalia port designation really signals Container News
Puntland Cabinet Approves 2027 Budget Exceeding $308 Million Dawan Africa
Somaliland Police Take Action Against Power Firms Over Tariff Dispute Dawan Africa
FRC Holds AML/CFT Workshop to Strengthen Somalia’s Financial Oversight Somali National News Agency
Booliska Somaliland oo tallaabo ka qaaday shirkado koronto oo ka hor yimid amarka jebinta qiimaha laydhka Hiiraan Online
Three years on, Somalia's fisheries promise remains largely untapped The EastAfrican
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: Mogadishu’s Banadir regional administration has begun plans to rebuild Siinaay Market, a public trading centre recently demolished as part of efforts to modernise commercial infrastructure in…
Banadir Administration Launches Reconstruction of Siinaay Market Somali National News Agency
GOOBJOOG NEWS | CAIRO: The Arab Parliament has condemned an attack on a Qatari liquefied natural gas tanker in the Arabian Gulf, warning that targeting energy vessels threatens maritime security,…
GOOBJOOG NEWS|JOWHAR: Hirshabelle’s Minister of Transport and Aviation, Farah Mohamed Osman, has warned transport operators in Hiran region and airlines serving Ugas Khaliif Airport in Beledweyne against following directives that…
The Adaptation Fund has approved a USD30 million grant for a five-year regional climate resilience project spanning Ethiopia, Kenya, and Somalia, targeting pastoralist and agro-pastoralist communities vulnerable to recurring droughts and floods in cross-border areas. Implemented by the UNDP, the…
Somalia's Finance Ministry Says National Currency Will Be Printed Soon allAfrica.com
[Shabelle] Mogadishu, Somalia -- Somalia's Upper House of Parliament has reviewed proposed amendments to the Central Bank Law and continued deliberations on legislation to establish a national environmental management authority.
Arab Parliament Condemns Attack on Qatari LNG Tanker, Expresses Solidarity with Qatar Somali National News Agency
Somalia joins African trade pact, with tariff preparations next - Economy - African Media Digest Ahram Online
Somalia joins African trade pact, with tariff preparations next - Economy - African Media Digest Ahram Online
Somalia joins African trade pact, with tariff preparations next - Economy - African Media Digest Ahram Online
Israeli Ambassador Presents Credentials in Somaliland as Both Sides Seek Trade and Security Ties Hiiraan Online
Hirshabelle Cabinet Approves $47.45 Million Budget for 2027 Somali National News Agency
Somalia, Oman Discuss Expanding Trade and Investment Cooperation Somali National News Agency
Agriculture Minister Visits Bakara Market to Assess Challenges Facing Banana Traders Somali National News Agency
Commerce Minister Meets Omani Ambassador as Bilateral Trade Reaches $538 Million FTL Somalia