Cinwaannadii ugu dambeeyay ee ku saabsan Itoobiya iyo Geeska Afrika oo ka yimid hay'adaha wararka kale. War kasta wuxuu ku furmayaa bogga daabacaha asalka ah.
Tus dhammaan luqadahaCinwaannada iyo qaybaha gaagaaban waxay ku xiran yihiin daabacayaashooda asalka ah. AddisGazette ma diyaariso mana tifaftirto waxyaabahan dibadda ah.
Hargeysa (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u diiday tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaadeen Israa’iil iyo Somaliland, kadib markii safiirka ay soo magacowday xukuumadda Tel Aviv uu maalin kahor warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro,…
Ka bixitaanka ciidamada Uganda ee Soomaaliya ayaa dhaliyey su’aalo ka baxsan dhaqaale-yaraanta howlgalka AUSSOM. Eedeymo sheegaya in Imaaraadka Carabta uu maalgelin ku dhiirrigeliyey Uganda inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya ayaa soo bandhigaya loollan juqraafiyeed oo la xiriira amniga dalka,…
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in galabta uu halkaas ku geeriyooday mid kamid ah ilaalada taliyaha booliska gobolka Banaadir, Macalin Mahdi xilli ay waxyeelo u geysatay diyaarada uu saarna…
Qaahira (Caasimada Online) – Socdaalka safiirka Israa’iil ee magaalada Hargeysa iyo tallaabooyinka diblomaasiyadeed ee ay Israa’iil u qaaday dhanka Somaliland ayaa dhaliyay dhaleeceyn xooggan, iyadoo Jaamacadda Carabta ay si kulul uga hortimid tallaabooyinkaas, kuna tilmaantay faragelin ka dhan ah…
Ciidamada Uganda ee qaybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka baxeen deegaannada Baraawe iyo Shalanbood ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ciidamadeeda u daabulayso goobahaas si ay ula wareegaan mas’uuliyadda amniga.…
Ciidamada cirka Mareykanka ayaa duqeymo milatari ka fuliyay Jasiiradda Qeshm ee dalka Iiraan, oo ku taalla…
Soomaaliya ayaa mar kale noqotay meel ay ku kulmaan dano siyaasadeed, amni iyo dhaqaale oo ay leeyihiin dalal shisheeye, kaddib markii uu soo shaac baxay khilaafka u dhexeeya Uganda iyo Turkiga, kaas oo la xiriira iskaashigooda milatari iyo saameynta ay ku leeyihiin Soomaaliya. Labada dal waxay…
Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa mar kale dhaliilay nidaamka federaalka ee Soomaaliya iyo qaababka siyaasadeed ee uu sheegay inay sii xoojin karaan kala-qaybsanaanta bulshada, isla markaana fursad siin karaan qabqableyaasha dagaalka iyo kooxaha dano gaar ah leh inay saameyn ku yeeshaan…
Qaahira (Caasimada Online) – Jaamacadda Carabta ayaa Isniintii cambaareysay tallaabada uu safiirka Israel waraaqihiisa aqoonsiga ugu gudbiyey maamulka Somaliland iyo dhagax-dhigga dhismaha safaarad la sheegay in ay Israel ka sameysaneyso magaalada Hargeysa. Xoghayaha guud ee ururka, Nabil Fahmy,…
Dowladda Hindiya ayaa shaacisay in ay furatay markabka kalluumeysiga Azini oo maalmo ka hor ay koox Burcad-badeed ah ku qabsadeen… Sii akhri
Dowladda Hindiya ayaa sheegtay inay howlgal ciidan oo isugu jiray bad iyo cir ku soo furatay…
Howlgalkii 35-ka sano socday ee nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee gobolka Galbeedka Saxaraha ayaa la soo afjarayaa, kaddib markii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ku guuldarreystay inuu cusbooneysiiyo muddada loo igmaday, sida uu Axaddii sheegay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Muqdisho (Caasimada Online) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay sii waddo taageerada ay siiso Soomaaliya xilli dalka uu wajahayo caqabado siyaasadeed, amni, bani’aadannimo iyo horumarineed kadib soo afjaridda hawlgalkii siyaasadeed ee…
Madaxweynaha Jubaland oo muddo safar ugu maqnaa dalka badadiisa, gaar ahaan dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta ayaa maanta dib ugu… Sii akhri
Taliyaha ciidamada Suudaan, Jeneraal Yaasir al-Atta, ayaa sheegay in calooshood u shaqeystayaal ka yimid waqooyiga Soomaaliya ay ka mid yihiin dagaalyahannada ajaanibta ah ee la safan Ciidamada Taageerada Degdegga ah (RSF), kuwaas oo dagaal kula jira ciidamada dowladda Suudaan. Al-Atta, oo ah…
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan taliska Nugaal ayaa sheegay in uu qoryo sharci darro ah ku qabtay kantaroolka koonfureed ee… Sii akhri
Sheekh Cali-wajiis oo kamid ah lataliyayaasha Madaxweynaha Somalia ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad-goboleedyada…
Dhawaan ayay ahayd markii Türkiye uu Soomaaliya u soo diray Kornayl Dr. Mehmet Serhan Yıldız, U-qeybsanaha Arrimaha Ciidanka Cirka ee Safaaradda. turkiga soomaaliya ma hormarin donaa ama mustaqbal xumo ayuu u keeni doonaa,Türkiye iyo Soomaaliya: Ma taageero milatari oo dalka horumarisa ayay…
Tehran (Caasimada Online) — Hoggaamiyaha sare ee Iiraan, Ayatollah Mojtaba Khamenei, ayaa Mareykanka iyo Israa’iil uga digay inay dib u billaabaan weerarrada dalkiisa, isaga oo ciidamada faray inay bixiyaan jawaab degdeg ah oo aan ku koobnaan goob gaar ah. Digniintan ayaa kusoo beegantay xilli…
Tehran (Caasimada Online) – Iran ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aaddan suuragalnimada dagaal kale, iyadoo sheegtay in haddii dagaal dib u qarxo uusan dagaalku ku koobnaan doonin gobolka Galbeedka Aasiya, balse uu gaari karo meelo kale oo caalamka ah. Afhayeenka ciidamada milatariga…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay meel wanaagsan marayaan wada-hadallada Mareykanka iyo Iiraan ee qorshaha…
Muqdisho (Caasimada Online) – Labadii sanno ee kala-guurka ahaa ee hawlgalka siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta la dhammeystiray, iyadoo la raacayo codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo soo afjareysa in ka badan soddon sanno oo Qaramada Midoobay ay si joogto ah ugu…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in howlgalka Kaalmaynta Ku-meelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) uu soo afjarayo howlihiisa 31-ka Oktoobar 2026, kaddib muddo laba sano ah oo uu socday qorshaha kala-guurka ee lagu dhimayay doorka howlgalka Qaramada Midoobay…
Dowladda Uganda ayaa Soomaaliya u dirtay cutub cusub oo ka tirsan ciidamadeeda milateriga, kuwaas oo ka qeyb qaadanaya howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), kaddib markii ay soo dhammaysteen tababar loogu diyaarinayay waajibaadka amni ee dalka. Ciidamadan ayaa…
Dowladda Ruushka ayaa adeegsatay awoodda diidmada qayaxan (Veto) si ay u hor istaagto qaraar uu Mareykanku u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo la xiriiray muddo-kordhinta howlgalka Qaramada Midoobay ee Western Sahara, MINURSO. Codbixinta oo dhacday Jimcihii, 30-ka Oktoobar…
Afduubka markabka kalluumeysiga ee lagu magacaabo Azini, oo la sheegay inuu leeyahay dalka Iiraan, ayaa dib u soo nooleeyay walaaca laga qabo amniga xeebaha Soomaaliya iyo suurtagalnimada in kooxaha burcad-badeeddu ay dib uga soo muuqdaan xeebaha dalka. markabka ayaa la sheegay in koox hubeysan oo…
Koox hubeysan oo la sheegay inay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ayaa afduubtay markab kalluumeysi oo laga…
Tobannaan kun oo arday iyo shaqaale ah ayaa waddooyinka Talyaaniga isugu soo baxay, iyagoo dalbanaya maalgelin dheeraad ah oo waxbarashada ah iyo in wax laga qabto kororka qiimaha nolosha.
Saldhigga Ciidanka Cirka Soomaaliya ee Balidoogle ayaa wajahaya qorshe dib-u-habeyn iyo ballaarin, kaddib markii saraakiil Turki ah ay booqdeen saldhigga, halkaas oo la doonayo in laga hirgeliyo xarun muhiim u ah iskaashiga milatari ee Soomaaliya iyo Türkiye. Qorshahan ayaa la sheegay inuu qeyb ka…
Egyptian Foreign Minister Badr Abdelatty has met his Somali counterpart Abdisalam Abdi Ali on the sidelines of the Russia-Africa Summit, with talks focusing on bilateral relations and security in the Horn of Africa and the Red Sea.
Tehran (Caasimada Online) – Wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Qatar ayaa saaka oo Jimce ah gaaray caasimadda Iran ee Tehran, halkaas oo ay kula yeelanayaan wada-hadallo mas’uuliyiinta dalkaas, sida ay xaqiijisay Wakaaladda Wararka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran (IRNA). Wafdigan waxaa…
Ronald Lauder, the American billionaire who heads the World Jewish Congress and was once a close confidant of Benjamin Netanyahu, has… Sii akhri
Muqdisho (Caasimada Online) — Ciidamada Mareykanka ayaa lagu eedeeyey in duqeymaha ay ka fuliyaan koonfurta Soomaaliya ay dadka rayidka ah ku khasbayaan inay u cararaan oo ay ku go’doomaan hareeraha webiga Jubba, xilli roobabka Deyrta ay halis fatahaado xooggan ku hayaan deegaannadaas, sida uu…
Tel Aviv (Caasimada Online) — Xisbiga Likud ee Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa Khamiistii sii xoojiyey eedeymo aanu caddayn u soo bandhigin oo ku sheegaya in xisbiyada Carabtu ay “xadeen” doorashadii baarlamaanka, lagana yaabo inay kaalmo dibadda ka heleen. Eedeymahan ayaa soo…
Muqdisho (Caasimada Online) – Dooni ganacsi oo lagu magacaabo SKY Quba, isla markaana u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku gubatay marinka istaraatiijiga ah ee Hormuz kadib markii uu haleelay walax loo maleeyo gantaal, sida ay sheegtay hay’adda UKMTO ee la socota amniga isu-socodka ganacsiga…
Nairobi (Caasimada Online) – Maxkamad ku taalla Kenya ayaa sheegtay inau dambi ku heshay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mohamud Mohammed Roble kadib markii uu qirtay saddex eedeymood oo la xiriira joogitaan sharci-darro ah iyo inuu si khiyaano ah ku helay dukumentiyada aqoonsiga iyo…
Tartanka u dhexeeya Mareykanka iyo Ruushka ee qaaradda Afrika ayaa ka mid ah loollanka ballaaran ee quwadaha caalamka ugu jiraan saameynta siyaasadeed, amni, dhaqaale iyo diblomaasiyadeed. Labada dal waxay xiriir la leeyihiin dowlado badan oo Afrikaan ah, iyagoo adeegsanaya safaarado, wada-hadallo…
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 169 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya, kuwaas oo muddo ku dhibaateysnaa gudaha dalkaasi. Diyaarad sidday muwaadiniinta la soo celiyay ayaa Muqdisho keentay 140 qof oo dhalinyaro u…
Dooni ganacsi ayaa ku gubatay marinka Hormuz, kaddib markii uu haleelay gantaal ama walax aan la aqoonsan, sida ay sheegtay… Sii akhri
Isbeddel kasta oo ka dhaca hoggaanka Israa’iil wuxuu saamayn ku yeelan karaa siyaasadda Bariga Dhexe, xiriirka Israa’iil ay la leedahay dalalka Afrika iyo loollanka istaraatiijiyadeed ee ka socda Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed. Somaliland, oo raadineysa aqoonsi caalami ah, waxay arrimahaas u arki…
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xaqiijisay dilka horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kaas oo muddo dheer soo hayay xilal muhiim ah oo la xiriira maaliyadda kooxda, isla markaana xiriir dhow la lahaa hoggaankeeda sare.…
Ankara (Caasimada Online) – Laba markab dagaal oo Turkigu leeyahay ayaa dhammaadka bishan ku wajahan Soomaaliya, iyagoo sida sahay iyo qalab milatari, sida lagu shaaciyay warbixin ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga. Maraakiibta oo kala ah TCG Gökçeada iyo TCG Yıldırım ayaa la filayaa…
Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Turkiga ayaa shaacisay in laba markab oo dagaal oo ka tirsan Ciidamada Badda…
Qudus (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa wajahaya dhabarjab siyaasadeed, kaddib markii saadaasha doorashadii baarlamaanka ee Talaadadii ay muujisay in xulafadiisu waayi karaan aqlabiyadda ay ugu baahan yihiin inay talada sii hayaan. Hase yeeshee, weli ma…
Suurtagalnimada in Benjamin Netanyahu uu ku waayo doorashada Israa’iil waxay dhalin kartaa su’aalo ku saabsan mustaqbalka xiriirka ay Israa’iil la leedahay Somaliland, gaar ahaan kaddib markii dowladda Israa’iil ay aqoonsatay Somaliland bishii Diseembar 2025. Isbeddelka hoggaanka Israa’iil wuxuu…
INS Kolkata leads operation to free Iranians from pirates in Navy, IAF sea rescue Telegraph India
Somalia condemns Israeli envoy’s accreditation in breakaway Somaliland Anadolu Ajansı
Somalia Army Chief Commends UPDF Troops For Peace Efforts UPDF
Somali Media Professionals Complete 21-Day Training Programme in China Somali National News Agency
Somalia condemns Israeli envoy’s accreditation in breakaway Somaliland A News
Somalia Says Uganda’s AUSSOM Contingent Remains Despite Bilateral Troop Withdrawal UG Diplomat
Move null, void, unity of Somali nation not negotiable, says Mogadishu
Indian navy rescues 20 Iranian sailors from hijacked vessel off Somalia The Eastleigh Voice
Indian navy rescues 20 Iranian sailors from hijacked vessel off Somalia The Eastleigh Voice
Somalia Rejects Israel’s Purported Appointment of Ambassador in Hargeisa Somali National News Agency
GOOBJOOG NEWS | MOGADISHU: The federal government of Somalia has rejected Israel’s accreditation of an ambassador in Hargeisa and plans to establish an embassy there, escalating a diplomatic dispute over…
Indian Navy rescues 20 Iranian sailors after pirates hijack fishing vessel off Somalia Telegraph India
Indian airborne commandos recapture ship off Somalia Khmer Times
Trump says US to end $4 billion annual aid to Israel Somalia Today
Fear and hope in Somalia as key army backer Uganda pulls out Modern Ghana