Cinwaannadii ugu dambeeyay ee ku saabsan Itoobiya iyo Geeska Afrika oo ka yimid hay'adaha wararka kale. War kasta wuxuu ku furmayaa bogga daabacaha asalka ah.
Tus dhammaan luqadahaMooyaale (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo mar kale dib uga qarxay gudaha magaalada Mooyaale oo dhacda xadka u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Kenya, kaas oo u dhexeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Dagaalka oo socday saacado badan ayaa soo…
Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safar muddo qaatay oo uu ku joogay dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta. Waxyaabaha indhaha soo jiitay ee lagu arkay soo dhaweyntiisa ayaa ahaa laba…
Madaxweynaha Jubaland oo muddo safar ugu maqnaa dalka badadiisa, gaar ahaan dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta ayaa maanta dib ugu… Sii akhri
Ciidanka la dagaallanka argagixisada ee dalka Kenya ayaa baahiyay xog tibaaxaysa in ay raadinayaan Macruuf Xaaji iyo Axmed Siciid oo… Sii akhri
Dagaallada iyo rabshadaha ka dhacay magaalada Mooyaale ee xuduudda Itoobiya iyo Kenya ayaa sababay barakac ballaaran, iyadoo ku dhowaad 50,000 oo qof ay ka qaxeen guryahoodii, una tallaabeen dhinaca dalka Kenya si ay uga badbaadaan colaadda. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadka barakacay ay…
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid tallaabo ay qaaday dowladda Kenya, taas oo si gaar ah loogu beegsaday suxufiyiin Soomaaliyeed oo caan ka ah baraha bulshada, kuwaas oo kala ah Axmed Saciid iyo Macruuf Xaaji. War-saxafaadeed kasoo baxay…
Muqdisho (Caasimada Online) – Diyaarad laga leeyahay dalka Kenya, balse u kireysan Uganda ayaa galabta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka qaaday 109 askari oo ka tirsan ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya, sida ay ogaatay Caasimada Online. Diyaaraddan oo sidatay lambarka diiwaangelinta…
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhowaad 50,000 oo qof ay u qaxeen dhanka xuduudda Kenya, kaddib dagaallo rabshado wata oo toddobaadkii hore ka dhacay Mooyaale.
Shaqaalaha gurmadka ayaa ku guuleystay inay meydka haweeney ka soo saaraan burburka dhisme ku dumay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, xilli baadigoobka dadka la rumeysan yahay inay ku hoos xanniban yihiin burburka uu galay maalintii siddeedaad. Meydka haweeneyda ayaa la helay iyadoo howlgallada…
Warbaahinta Kenya ee People Daily iyo wargeyska Uganda ee Daily Monitor ayaa 30-kii Oktoobar 2026 baahiyay in ciidamada Uganda ay bilaabeen ka bixitaanka Soomaaliya, kaddib ku dhowaad labaatan sano oo ay qayb ka ahaayeen hawlgallada amniga ee dalka. Tallaabadan ayaa timid kaddib markii taliyaha…
Nairobi (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa shir-guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen guddoomiyeyaasha baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaas oo lagu qabtay…
Maxkamad ku taala kenya ayaa muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Rooble ku xukuntay ganaax dhan 370,000 oo shilin Kenyan ah, kaddib markii uu qirtay saddex dacwadood oo la xiriira joogitaan sharci-darro ah iyo helitaanka dukumentiyada aqoonsiga iyo baasaboorka Kenya oo loo…
Nairobi (Caasimada Online) – Maxkamad ku taalla Kenya ayaa sheegtay inau dambi ku heshay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mohamud Mohammed Roble kadib markii uu qirtay saddex eedeymood oo la xiriira joogitaan sharci-darro ah iyo inuu si khiyaano ah ku helay dukumentiyada aqoonsiga iyo…
Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in ciyaartani ay astaan u noqon doonto furitaanka garoon cusub kaas oo qayb ka ah diyaar garowga Kenya ay ugu jirto martigelinta Koobka Qaramada Afrika (AFCON) ee 2027
Muqdisho (Caasimada Online) – Dagaallada ka socda Koonfur Galbeed ayaa sii adkeynaya xiriirka Soomaaliya iyo Kenya, xilli mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ay Nairobi ku eedeynayaan inay martigeliso shaqsiyaad ay ku tuhmayaan hurinta colaadda. Muranka waxaa udub-dhexaad u ah joogitaanka…
Kenya told to fix investment bottlenecks to unlock US capital The Star, Kenya
Kenya steps up efforts to protect wildlife corridors as habitats shrink The Star, Kenya
PS Ouma Oluga said vaccinating boys could become an important part of the country's long-term disease prevention strategy, although the current programme remains focused on girls.
Second body pulled from rubble of 18-storey building in Nairobi — Nation Kenya UA.NEWS
Meet Kenya T. Coviak Bold Journey Magazine
Kenya clears five Ebola patients, 46 contact cases released from quarantine The Peninsula Qatar
Kenya defeats Australia 17:12 to win Youth Olympic Games gold — Nation Kenya UA.NEWS
Vtg. Kenya Hd.Carved Ebony Wooden Bust African Woman. www.sestaoriverclub.com
Explained: Why gaming operators want Senate to annul Kenya’s new gambling regulations People Daily
The Gambling Control Regulations, 2026, are facing opposition from gaming industry players who want the Senate to intervene, citing concerns over high licensing fees, capital requirements and alleged flaws in the process used to introduce the new rules. The Association of Gaming Operators-Kenya…
Kenya police chief denies holding missing Tanzanian — Nation Kenya UA.NEWS
US mid-term elections: how might they affect Kenya? MalindiKenya.net
What Kenya’s 5 agreements with Russia mean for trade, investment and Kenyans recruited into war People Daily
Kenya has signed five agreements with Russia aimed at strengthening bilateral relations, expanding economic opportunities and addressing concerns over the recruitment of Kenyans into the Russian war. Trade Cabinet Secretary Lee Kinyanjui has outlined the potential benefits of the agreements,…
Murang’a Senator Joe Nyutu has demanded answers from the government over delayed salaries and employment confirmation for Universal Health Coverage (UHC) workers, as well as pollution concerns linked to an asphalt processing plant in Kambirwa. Nyutu raised the two issues in Parliament on Tuesday,…
One in four Kenyan women has experienced online abuse, KNBS survey reveals Capital FM Africa
The findings by the Kenya National Bureau of Statistics highlight the growing threat of digital harassment targeting women through social media, messaging platforms and other forms of technology.
Rivian-Backed Also Steps Away From Kenya Electric Motorcycle Project www.tokenpost.com
🥇 🇰🇪 Les Kényanes ont remporté le tournoi féminin de rugby à 7 en s’imposant face à l’Australie (17-12). Une première pour une nation africaine dans une compétition olympique. Une victoire historique dans la première édition des JO organisée sur le sol africain.
Safaricom has explained how customers experiencing poor network coverage can report connectivity problems to the telecommunications company for investigation and possible resolution. In a response to a complaint by a resident of Masare, Sotik Sub-County, Bomet County, the company advised customers…
Traders at Nyamanche Junction in Kisii County are demanding investigations into alleged harassment and destruction of property by county government enforcement officers following the demolition of about 20 small businesses within the past month. The traders accuse county enforcement officers of…
Why South African wine producers are betting big on Kenya’s premium market wine.co.za
Dakar 2026: Liu Lili at the double as Kenya win surprise rugby sevens gold – Day 3 recap Olympics
Former Law Society of Kenya (LSK) president Faith Odhiambo has called on the National Police Service and the Directorate of Criminal Investigations (DCI) to urgently establish the whereabouts of advocate Abshir Ahmedsadak Abdi following reports of his abduction. In a statement posted on X on…
Toyota Hilux 9th-gen launches in Kenya: what KES 10.8 million gets you tech-ish.com
‘This entire area used to be the sea’: How Kenya’s Port Expansion is Transforming the Ocean Floor Earth Journalism Network
Factorial partners with Glovo Kenya to pitch AI tools for payroll and hiring Techish Kenya
Importers and clearing agents at the Namanga One-Stop Border Post have called on the government to scrap the new mandatory marine cargo insurance regulations, warning the policy could raise the cost of cross-border trade between Kenya and Tanzania. The traders argue that the new requirements add…
Kenya upsets Australia in Rugby sevens whilst New Zealand gets gold in swimming News.com.au
The National Construction Authority (NCA) and the National Environment Management Authority (NEMA) have urged Parliament to maintain a suspension of construction works at Twiga Beach Hotel in Watamu, Kilifi County, citing regulatory violations and safety concerns following a fatal building…
CCTV captures abduction of Nairobi lawyer Abshir Abdi along Muchai Road Citizen Digital
Kenya releases 5 Ebola patients after negative tests as 2 remain hospitalized myMotherLode.com
Journalists cannot safely act as the public's eyes and ears if they are constantly facing...
Exposure to death, injury, conflict and public hostility often follows officers home.
Punitive travel bans penalise countries for openly reporting cases.
In today’s digital economy, the most valuable asset in many transactions is data.
Lift unfair Ebola travel restrictions on Kenya Daily Nation
Kenya in numbers: New survey shows inequalities in counties The Standard
Kenya must rethink police reforms approach Daily Nation
The cost of living is handing President William Ruto a major challenge in his bid to get a second term at the Presidency.
Trade Cabinet Secretary Lee Kinyanjui has said the cost of borrowing in Kenya has declined, with some commercial banks now offering loans at interest rates as low as 12 per cent, compared to an average of between 18 and 19 per cent recorded two to three years ago. Kinyanjui attributed the decline…
Kenya shock Australia to win rugby sevens gold with late-game heroics www.olympics.com
Basic Education Principal Secretary John Ololtuaa oversees the opening of a KCSE examination container secured with digital locks in Makadara Sub-County, Nairobi. Facebook
The family of a 68-year-old businessman, Enoch Chelimo, is appealing for his safe return after he was allegedly taken from his home in Kampisamaki, Baringo County, by armed men whose whereabouts remain unknown. Chelimo was reportedly taken away on the night of Saturday, November 1, 2026, following…
Cinwaannada iyo qaybaha gaagaaban waxay ku xiran yihiin daabacayaashooda asalka ah. AddisGazette ma diyaariso mana tifaftirto waxyaabahan dibadda ah.