Cinwaannadii ugu dambeeyay ee ku saabsan Itoobiya iyo Geeska Afrika oo ka yimid hay'adaha wararka kale. War kasta wuxuu ku furmayaa bogga daabacaha asalka ah.
Tus dhammaan luqadahaXildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta yeeshay Fadhiga 6-aad ee Kal-fadhiga 59-aad, kaas oo ajandihiisu…
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni ayaa ugu baaqday Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud inuu is-casilo, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyay Puntland TV. Saciid Deni ayaa ku eedeeyay Xasan Sheekh Maxamuud…
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka, Injineer Cabdulqaadir Aadan Maxamed oo wareysi siiyay warbaahinta dowladda ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay dib u dhaca ku yimid hawsha qodista shidaalka laga soo saarayo xeebaha dalka oo kol hore la bilaabay, iyadoo…
Deeply Investigating Ethiopian Food For The First Time! YouTube
Ethiopian Authorities Suspend Independent Newspaper Human Rights Watch
From queues at polling stations to enthusiastic supporters, here is a look at the final days of the campaign in pictures.
Cinwaannada iyo qaybaha gaagaaban waxay ku xiran yihiin daabacayaashooda asalka ah. AddisGazette ma diyaariso mana tifaftirto waxyaabahan dibadda ah.